Kulanka Siyaasiyiinta Soomalida ee Minnesota iyo Maine

Waxaan caawa kulan soo dhaweyn iyo isbarasho ah kula yeeshay magaalada Minneapolis xubno ka kooban xildhibaanada Soomaaliyeed ee laga soo doortay gobolka Minnesota. Waxa sidoo kale kulankan lagu soo dhoweeyey masuuliyiin laga soo doortay gobolka Maine kuwaas oo u yimi in ay ka qaybgalaan xafladda shaacinta musharaxnimadayda ee ka dhici doonta magaalada Minneapolis, maalinta Axadda habeenka Isniintu soo galayso.

Ballanteennu waa Jubaland qaada wadada horumarka iyo wadalahaanshaha.

Warar Dheeraad ah